Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
WARARKA MAANTA
Sawiro: Wasaaradda Arrimaha gudaha koonfur galbeed oo soo gabagabeysay doorashada xubnaha golaha deegaanka degmada Diinsoor oo ka kooban 21,
Diinsoor(WMN)_Wasaaradda Arrimaha gudaha koonfur galbeed oo soo gabagabeysay doorashada xubnaha golaha deegaanka degmada Diinsoor oo ka kooban 21 oo maalmahii ay ku howlayeen wasaaradaha arimaha gudaha Dowlada FS iyo koonfur…
Suxufiyiinta oo sheegay in laga hor-istaagay tebinta doorashada Galmudug iyo weriye Coday oo la siidaayey
MUQDISHO, Soomaaliya, 13 Jannaayo, 2020 – Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) wuxuu garab istaag u muujiyay suxufiyiinta madaxa-bannaan iyo warbaahinta Galmudug oo habeenkii Axaddii ee 12 Jannaayo ka cawday hor istaag…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Fiidnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamud Cali hadaba aan ka dhageeysano Warkeeni Fiidnimo ee Idaacada Warsan wariye Maxamud [Gaab Shaa] Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was…
Sawiro: Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul wasaraha Soomaaliya Mudane Cabdullahi Xaamud Oo kormeer ku tagey Isbitaalka weyn ee Gobolka Baay.
Baydhabo(WMN)_Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul wasaraha Soomaaliya Mudane Cabdullahi Xaamud ayaa Maanta kormeer ku tagey Isbitaalka weyn ee Gobolka Baay , waxana Kormeerka Ku wehlinaayay Wasiir kuxigeenka wasarada Caafimaadka KGS iyo…
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Warkeeni Fidnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamed C/Raxman Cabdule {Maleele] hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Khaalid Cabdi Ibraahim Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Akhriso:-Turkiga oo sheegtay in afar ruux ay ku dhaawacmeen qaraxii Maanta ee Afgoye
Baydhabo-{WMN}-Dowlada Turkiga ayaa shaacisay in afar ka mid ah muwaadiniinteeda howlaha shaqo u jooga Soomaaliya ay ku dhaawacmeen qarax saaka ka dhacay magaalada Afgooye ee gobolka Sh/hoose. Wakaalada Wararka Turkiga…
Halkaan Hoose Ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Idaacada Warsan Waxaa Soo Saaray Maxamed C/raxman(Maleele)Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye Bilaal Hilaal Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was last modified: January 18th, 2020…







