Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
WARARKA MAANTA
Akhriso+Sawiro:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Daah-furay Qorshaha Gobalka Banaadir Ee Xal u Helidda Barakacayaasha
Muqdisho, Isniin, Janaayo 20, 2020—Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya, (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa ayaa maanta daah furay qorshaha maamulka gobalka Banaadir ee xal u helidda barakacayaasha. Ra’iisul…
Akhriso+Sawiro:-Ra’iisul Wasaare Khayre Iyo Maamulaha Shirkadda Enez oo Ka Hadlay Dardar Gelinta Dhismaha Waddada Isku Xirta Muqdisho Iyo Afgooye
Muqdisho, Isniin, Janaayo 20, 2020—Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo maanta kulan la qaatay maamulaha Shirkadda Enez, Seracettin Aksun, ayaa uga tacsiyeeyay dhibaatooyinkii Argagaxisadu u geysatay howl-wadeennadooda intii…
Baydhabo{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Bilaal hilaal hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Bilaal Hilaal Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was last modified:…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Akhriso+Sawiro:-Ra’iisul Wasaare Khayre, Safiirrada Turkiga iyo Qatar, maamulaha Shirkadda Enez iyo Taliyaasha Ciidanka oo Kulan Ka Yeeshay Dardar Gelinta Mashuurca Dhismaha Wadada Muqdisho Iyo Afgooye
Muqdisho, Talaado, Janaayo 21, 2020—Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatay safiirrada dalalka Turkiga iyo Qatar, maamulaha Shirkadda Enez iyo taliyaasha booliiska…
Sawiro: Arnaud Laloum Wakiilada Qaramada madoobey uqaabilsan KG Oo Kahadlay Doorashada Xildhibaanada KG.
Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Koonfur Galbeed Mudane Abdukadir Sharif Sheekhuna Maye, ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Qaramada Mdoobey uqaabilsan Koonfur Galbeed Arnaud Laloum.…
SAWIRRO:Kormeeraha Waxbarashada gobolka Bakool oo booqday Iskuuladii dhawaan Manhajka cusub lagaarsiiyey
Xaruunta maxkamada degmada Xuddur ayaa masuuliyiinta maamulka iyo Ururad bulshada rayidka degmada xuddur iskaashanaya ayaa maantay ka qaybgalay dhismaha xaruunta maxkamada degmada Xuddur. Guddoomiyaha gobolka Bakool ,odayaasha dhaqanka iyo Ururada…









