Wasaaradda Waxbarashada Maamul Goboleedka Koofur galbeed iyo Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka ayaa iska kashanaya dardar gelinta sidi loogu wacyigalin laha da’yarta aadista goobaha waxbarasha. Kormeeraha Wasaaradda Waxbarashada gobolka Bakool Cabdullaahi…
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaare Khayre Iyo Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Ee Mareykanka Oo Kulan Ku Yeeshay Muqdisho
Muqdisho, Arbaco, Janaayo 22, 2020—Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan la qaatay kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka ee arrimaha Afrika, Tibor P. Nagy. Kulanka ayaa looga…
Baydhabo{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Bilaal hilaal hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Bilaal Hilaal Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was last modified:…
Dhageyso+Sawiro:-Doorashada Gudoomiyaha iyo Gudomiya ku xigeenka Degmada Diin soor
Baydhabo-{WMN}-Abdisalaan Haji Siidow Mohamed Abdisalan Diyar iyo Aweys Sheikh Ibraahim ayaa ku kala guuleystay Guddoomiyaha Degmada Diinsor iyo guddoomiye ku xigeenka degmada afarta sano ee soo socta doorasho manta ka…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Akhriso:-Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Dib-u-eegis Lagu Sameeyay Sharciga La-dagaallanka Burcad-badeedda Iyo Ka Hor-tagga Afduubka
Muqdisho, Khamiis, Janaayo 23, 2020— Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen dib-u-eegis lagu sameeyay Sharciga La-dagaallanka Burcad-badeedda iyo ka-hor-tagga…
Halkaan Hoose Ka Dhageyso Warka Habeenimo ee Idaacada Warsan Waxaa Soo Saaray Maxamed C/raxman(Maleele)Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye Maxamud Cali [Gaab Shaa] Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was last modified: January…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…








