Halkaan Hoose Ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Idaacada Warsan Waxaa Soo Saaray Maxamed C/raxman(Maleele)Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye Bilaal Hilaal Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was last modified: January 24th, 2020…
WARARKA MAANTA
Baydhabo -{WMN}-Warkeeni Fidnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamed C/Raxman Cabdule {Maleele] hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Khaalid Cabdi Ibraahim Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…
Akhriso:-Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Sagootiyay Ciidamo Dhammeystay Tababar Loogu Diyaarinayay Howl-gallada Argagaxisada Lagu Baacsanayo
Muqdisho, Axad, Janaayo 26, 2020—Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa sagootiyay ciidamo ka tirsan xoogga dalka oo loo diyaariyay ka qayb qaadashaya howl-gallada argagaxisada la gula dagaalayo.…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Muqdisho, Isniin, Janaayo 27, 2020—Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta furay mashruuc lagu maal gelinayo 340 dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo soo bandhigay hal abuur ganacsi oo…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Gababnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamed C/raxman [Maleele] hadaba aan ka dhageeysano Warkeeni Fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Maxamud Cali [Gaab Shaa] Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku qaabilay xarunta madaxtooyada Soomaaliya masuuliyin ka socda saxaafada oo ay horkacayeen hogaanka Ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ. Xoghayaha Guud ee NUSOJ Cumar…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Halkaan Hoose Ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Idaacada Warsan Waxaa Soo Saaray Maxamed C/raxman(Maleele)Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye Bilaal Hilaal Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was last modified: January 28th, 2020…







