Muqdisho, Isniin, Janaayo 13, 2020—Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda hey’adda caafimaadka adduunka (WHO) oo socdaal shaqo ku yimid dalka. Agaasimaha…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Muqdisho(WMN)_Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay Hindise-sharciyeedka wax-ka beddelka Sharciga Saxaafadda Qaranka, kaasi oo uga soo gudbay golaha shacabka JFS. Ajendaha Kulanka ayaa waxaa uu ahaa Akhrinta…
Labada Maamul KG, Hirshabeelle Iyo Madax Kasocotay EU Oo Baydhabo Kulan Kuyesheen.
Baydhabo(WMN)_Magalada baydhabo ee xarunta gobolka baay ayaa waxaa maanta shir kuyesheen Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed mudane Cabdi Casiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) Iyo qaar ka mid ah golahiisa wasiirada,…
Baydhabo(WMN)_Waxaa Garoonka Diyaaradaha Baydhowa Kusoo dhaweeyey Madaxda iyo shaqaalaha Wasaarada Caafimaadka KGS kadib Waxay Booqasho Kutageen Xaruunta Caafimaadka DMO Halkaasi oo adeegyo Caafimaad Looga Fulinayey Bulshada. Waxay Ukuurgaleen sida ay…
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Warkeeni Fidnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamed C/Raxman Cabdule {Maleele] hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Khaalid Cabdi Ibraahim Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…










