Muqdisho(WMN)_Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxaa ay u ambabaxeen magaalada Asmara ee Caasimadda dalka Ereetriya. Wafdiga ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde…
Category
WARARKA MAANTA
Baydhabo(WMN)_Wasiirka wasaarada amniga gudaha ee dowlad goboleedka koonfur galbeed Isaaq Cali Subug oo warbixin looga dhageystay kulankii gohala wasiirada ayaa waxaa uu sheegay in maalmihii lasoo dhaafay amniga degaanada KG…
Dhageyso: Kulanka gudoomiyaasha xaafadaha baydhabo oo looga hadlay wacyi galinta iyo kawada qeyb qaadashada hormarka iyo nadaafada baydhabo.
written by ATEERA
Baydhabo(WMN)_Kulan isbuucle ah oo ay iskugu imanayaan tobonka gudoomiye xafadeedka ee magalada baydhabo ayaa ayaa waxaa isbuucan waxaa looga hadlaayay wacyi galinta bulsho xafadeedka dardar galinta howlaha gudoomiyaasha iyo nadaafada…
Baydhabo(WMN)_Kulankan oo ay isugu yimaadeen Odeyaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed, gudoomiyaha golaha wakiilada koonfur galbeed iyo ku xigeenadiisa ayaa waxaa shir gudoomineyey Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Maxamed Xasan…










