Wasiirka Wasaarada Caddaalada iyo Garsoorka KG Mudane Maxamed Xuseen Xasan ayaa shir Gudoomiyey kulan u dhaxeeyey qaar ka mid ah wasiirada dowlad gobaleedka KGS iyo hay’adaha ka shaqeeya mashruuca…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Akhriso:-Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya waa inay ka fogaadaan ka xayiridda warbaahinta wararka doorashada 2020/2021
MUQDISHO, Soomaaliya, 04 Febraayo, 2020 – Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) wuxuu ugu baaqayaa Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka (GMDQ) inay ka fogaadaan inay warbaahinta iyo suxufiyiinta ku soo rogaan awaamiir…
Dhageyso: Fursado waxbarasho oo loo sameeyay dhalinyarada degmada qansax dheere. Degmada qansax dheere ee gobolka bay waxay kamid tahay degmooyinka dhalinyaradooda heysan fursado ku filan dhanka waxbarashada`shaqooyinka iyo hormarada kale…
Baydhabo-{WMN}-Warkeeni Fidnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamed C/Raxman Cabdule {Maleele] hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Shukri Ismaaciil Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Guddoomiyaha guddiga madaxabanaan ee doorashooyinka qaran Marwo Xaliimo Ismaaciil ayaa kula kulantay xafiiskeeda safiirka Sweden ee dalka Soomaaliya Staffan Tillander. Kulankan ayaa loogaga hadlay halka uu maryo u diyaargarowga doorashada…









