Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle ayaa Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool hareeraha wabiga ugu baaqday in taxadir ay muujiyaan Xili Tuulooyin hoosyimaada Jowhar uu fatahaad ka sameeyay wabiga…
Category
WARARKA MAANTA
Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Siciid Xamse ayaa ka warbixiyey gurmad deg-deg ah oo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay gaarsiinayso Deegaanka Bacaadweyne ee Gobolka Mudug,…
Baydhabo Somaliya-{WMN]-Munaasabadda Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka awgeed, ayaa Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya wuxuu maanta ugu baaqay suxufiyiinta Soomaaliyeed in ay awood u yeeshaan in ay shaqadooda u gutaan si…
WAR-MURTIYEED WADAJIR AH: MUNAASABADDA MAALINTA CAALAMIGA EE XORRIYADDA SAXAAFADDA 2020
written by Warsan Radio
Baydhabo Somaliya-{WMN]-– Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Xorriyadda Saxaafadda Adduunka, anagoo ah hay’adaha hoos ku saxiixan ahna wakiilada suxufiyiinta iyo warbaahinta madaxa-bannaan, waxaan aad uga walaacsanahay handadaadaha, weerarada, iyo cagajugleynta…









