Dowladda Fedraalka Soomaaliya ayaa dawooyin iyo qalab caafimaad oo uu kamid yahay agabka Sheybaarka ee lagu baaro COVID-19 waxay gaarsiisay magaalada Baraawe, kadib markii Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre uu faray…
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa farriin ku saabsan maalinta caalamiga ee Xoriyadda Saxaafadda soo saaray, isagoo ugu hambalyeeyay saxaafadda Soomaaliya doorkooda ku aadan inay sawir muhiim ka bixiyaan…
Taliska ciiddanka milatariga Soomaaliya oo sheegay inay fashiliyeen weerar Al-shabaab kusoo qaadeen Ceel-Saliini iyo Bariire
written by HAJI
Taliska ciiddanka milatariga Soomaaliya ayaa sheegay inay fashiliyeen weerar kooxda Al-shabaab kusoo qaadeen degaanada Ceel-Salini & Bariire ee gobolka Shabeelada Hoose. Qoraal kooban oo lagu baahiyay barta twitterka ee ciiddanka…










