Baydhabo(WMN)-Hoos ka dhageyso warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan oo soo saartey soona jeedineysa Wariye Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan). Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan was last modified: May 13th, 2020 by…
Category
WARARKA MAANTA
Kumanaan qoys oo aay saameeyeen fatahaada wabiga Shabeelle ayaa u barakacay daafaha magaalada Beledweyne, waxaana lasheegayaa in dadkaasi aay wajahayaan xaalado adag oo dhinaca caafimaadka ah. Dhaqaatiirta magaalada Beledweyne oo…









