Hoos ka dhageyso warka Subax ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Muxidiin Xasan Maxamed (Xusni)
Category
WARARKA MAANTA
Horraantii bishii Maarso, Sacuudi Carabiya waxay billawday dagaal dhanka qiimaha saliidda ah oo caalami ah, kadib waxaa caalamka ku dhuftey cudurka COVID-19. Khasanadaha Boqortooyada Sucuudiga ayaa hoos u dhacdey, waxaana…
Soomaaliya oo ku dhawaaqday xilliga la bilaabayo bixinta shatiga balookyada saliidda
written by HAJI
Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday xilliga la bilaabayo bixinta shatiga baloogyada Saliidda laga baarayo Soomaaliya, kaddib war saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta. Wasiirka Batroolka…









