Wararka ka imaanaya Magaalada Jigjiga ayaa waxaa ay ku waramayaan in maanta uu gacan ka hadal isku badelay fadhiga baarlamaanka dowlad deegaanka Soomaalida. Fadhiga Baarlamaanka ayaa waxaa soo xaadiray xildhibaano…
Category
WARARKA MAANTA
Waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ka soo degtey diyaarad ay saarnaayeen muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xayirnaa dalka Kenya kadib markii la joojiyay duulimaadyada dalka imanaya. Muwaadiniintan soo gaartay Muqdisho ayaa…








