Baarlamaanka degaanka Soomaalida ayaa maanta xasaanadii ka qaaday 12 xildhibaan oo maanta muran ka dhex abuuray golaha. Xildhibaanadan ayaa doonayay in Ajendaha kulanka Baarlamaanka loogu daro xilka qaadis lagu sameeyo…
Category
WARARKA MAANTA
Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa shaacisay natiijada dad looga shakisnaa Cudurka Coronavirus,balse laga baaray,kuwaas oo Wasaaradu sheegtay in qaarkood laga helay Cudurka. Qoraal kasoo baxay Guddiga wacyigelinta iyo xakameynta…
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa khudbadda uu ka dhagaystay ergayga UNka James Swan iyo ergayga Midowga Africa Francisco Madeira horumarka laga sameeyey ansixinta sharciga doorashooyinka iyo hawlgalladii ciidanka ee…










