Madaxweyna Donald Trump wuxuu xalay isasoo sawiray isagoo kitaabka masiixiyiinta gacanta ku haya, oo hor taagan kaniisadda St John’s Episcopal, oo ka soo horjeedda Aqalka Cad. Maantana wuxuu booqan doonaa…
Wasiirka Biyaha Dowladda Suudaan Yaasir Cabbaas ayaa sheegay in ay dib u bilaabayaan kulamo ku saabsan xal u helidda Muranka Biyaha Xireenka webiga Niilka oo ay la yeelan doonaan mas’uuliyiin…
Mas’uuliyiin ka socota xukuumadda oo ay hoggaaminayen howl-wadeenno ka tirsan xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa maanta qalab caafimaad iyo dawooyin gaarsiiyay degmada Xudur ee gobalka Bakool, si sare loogu qaado awoodda…
Dagaalamayaal ka tirsan Al shabaab ayaa waxa ay weerar ku qaadeen degmada Buurdhuubo ee gobalka Gedo waxaana la sheegay in weerarkaasi uu ka badbaaday guddoomiyihi degmadaas. Dadka deegaanka ayaa laga…
Soomaaliland ayaa maanta oo ah Arbaco 03-06-2020 waxa ay sheegtay in deegaannadeeda laga helay kiisas la xiriira safmarka Coronavirus ka dib markii baaritaan lagu sameeyay dad looga shakiyay xanuunka oo…
Wakaaladda wararka ee Associated Press news ayaa falaanqayn ay samaysay maalmihii la soo dhaafay ku sheegtay in korona uu aad ugu faafay 25 xaafadood oo ay ka socdeen dibadbaxyada looga…
Sacuudi Carabiya iyo Russia ayaa gaaray heshiis horudhac ah oo muddo bil ah lagu dheereynayo dhimis ay ku sameeyeen wax soo-saarkooda saliidda cayriin, si sare loogu qaado qiimaha saliidda caalamka.…