Maxaad ka taqaan Tariikhda Buurhakaba: Buur-hakaba waa magaalo qaadiimi ah oo ku taallo Gobolka Baay, waana magaalada labaad ee ugu weyn Gobolka Baay marka laga reebo Baydhowa, isla markaasna waa…
Category
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Madaxweyne lafta gareen oo sheegay inay isku furi doonaan wadada isku xirta muqdisho iyo baydhabo
written by HAJI
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa sheegay in 1-dii Bishaan Dowladda Federaalka ay kusoo wareejisay Ciidamo ay u tababartay,kuwaas oo hwolgallo ka fulin doona deegaannada…
Soomaaliland ayaa Maanta soo bandhigtay natiijada dad looga shakisnaa Cudurka Safmareenka ah ee Coronavirus,kuwaas oo baaritaano lagu sameeyey qaarkood laga helay Cudurka COVID-19. War kasoo baxay Guddiga Soomaaliland u qaabilsan…










