Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka sareeye Guuto Odawaa Yuusuf Raage oo howlo shaqo ku jooga magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa kormeeray Xerada lamagalaay ee Taliska guutada 5-aad oo ay…
Category
WARARKA MAANTA
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish ayaa ka qeybgalay banaanbaxyo lagu taageerayay arrimaha ku saabsan Matalaadda Muqdisho iyo maaq u sameynteeda oo maalmihii dambe…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa Magacaabay Guddi loo xilsaray maalmaha xuriyada Soomaaliya ee Dalkeena 26 jun/1luulyo. Xubnaha Guddiga oo ka kooban 13 Xubnood ayaa…










