Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga.Maxamed Cali-Nuur Xaaji, ayaa ku soo dhoweeyay gegidda diyaaradaha Caalamiga ee Aadan Cabdulle ee Muqdisho 128 muwaadin oo laga soo daadgureeyay dalka India kadib…
Category
WARARKA MAANTA
Maxaa ka jira kaftankii MD Farmaajo ee ahaa in Korona uusan qofku laba jeer ku dhici karin?
written by HAJI
Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdulaahi Farmaajoo Sabtidii khudbad ka jeediyay kalfadhiga 7-aad ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa hadalkiisa ku billaabay kaftan uu sidan u dhigay: “Hadal kaftan ah ayaan ku furayaa intiinna…










