Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa shaaciyay in maalinta berri uu shir guddoomin doono shir u dhaxeeya Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyne Muuse Biixi, kaasoo ka dhici doona dalka Jabuuti. Qoraal…
Category
WARARKA MAANTA
Raisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatay Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadahadallada Dowladda Federaalka iyo maamulka Somaliland. Kulankan ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb…
Maamulka Puntland oo ka soo horjeesatay shirka beri u furmaya Madaxda DF iyo Somaliland
written by HAJI
Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Puntland ahna afhayeenka maamulkaas Jaamac Deperani ayaa ka hadlay wadahadalka maalinta beri ah Jabuuti uga furmaya madaxda sare ee DF iyo maamulka Somaliland. Jaamac Deperani ayaa sheegay…
Magacyada Wufuuda Soomaaliya iyo Somaliland uga qeyb galaya Shirka Jabuuti (Akhriso)
written by HAJI
Telefishinka dowlada Jabuuti ayaa baahiyey caawa magacyada Wufuuda dowlada Somalia iyo maamulka Somaliland ku metelaya shirka beri uga furmaya dalkaas. Xubnaha la filayo in ay Soomaaliya iyo Somaliland kumatalaan kulanka…









