Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa inay u ambabaxay dalka Jabuuti halkaas oo la filayo in uu uga qeyb-galo kulamo kala…
WARARKA MAANTA
Wasaaradda Caafimaadka dowlad Goboleedka Puntland ayaa shaacisay inay diwaan-gelisay Dad Cusub oo laga helay Cudurka halista ah ee Coronavirus, kuwaas oo baaritaano kala duwan lagu sameeyay. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay si KMG ah u aqoonsatay doorashadii ka dhacday Magaalada kismaayo ee lagu doortay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam. War-saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya…
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed Ali ayaa goordhow gaaray magaalada dalka Djibouti, waxaana garoonka diyaaradaha Ambouli ku soo dhoweeyay Ra’iisulwasaaraha dalka Jibouti. Ra’iisulwasaaraha ayaa waxaa lagu wadaa inuu ka qeyb…
Madaxweynaha Jumhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir ku casuumay madaxda maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir. War Saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Casuumaadaas loo fidiyey dhammaan…










