Maamulka Jubbland ayaa war markale ka soo saaray mowqifka dawlada Soomaaliya ee maamulkaasi Jubbaland. War-Saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada maamulka ayaa lagu tilmaamay in uu yahay mid baal marsan sharciga…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Dowladda Jabuuti ayaa bayaan ka soo saartay wejigoodii 1aad wadahadalada, oo Maqribnimadii xalay lagu soo geba-gabeeyay Magaalada Djibouti ee Xaruntaasi dalkaasi. Wadahadalada oo uu shir guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa in Maanta uu Magaalada garoowe ka furo Kal-fadhiga 46aad ee Golaha Wakiilada Maamulkaasi Puntland. Furitaanka Kalfadhiga waxaa ka qayb-galaya Madaxweynaha…
Madaxweyne Farmaajo: Waxaa naga go’an in wadahadal maan furan oo miro dhal lagu xalliyo tabashada Soomaaliland
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey Shirka Dhab u heshiisiinta DFS iyo Soomaaliland ayaa tilmaamay maamuuska walaaltinimo ee ku xeeran wadahadalladan iyo himilada shacabka Soomaaliyeed ay u…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey munaasabadda daah furka go’aamadii shirka dhab u heshiisiinta DFS iyo Somaliland ayaa u rajeeyey in shirkani uu guul,…










