Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Wariye Maxamed Cabdiraxman Cabdulle (Maleele).
Category
WARARKA MAANTA
Beesha caalamka oo war ka soo saartay siyaasadda Soomaaliya iyo tallaabada uu qaaday Farmaajo
written by HAJI
Saaxiibada caalamka ee Soomaaliya ayaa soo dhoweeyey hindisaha uu 14-kii bishan soo jeediyey madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, oo uu kulan kula yeelanayo madaxda dowlad goboleedyada iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir.…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta oo xallisay cabasho la xiriirtay shuruudaha rukhsadaha isgaarsiinta
written by HAJI
Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ayaa soo qabanqaabisay kulan looga hadlayay arrimaha shuruudaha rukhsadaha isgaarsiinta ka dib markii 7dii Abriil 2020 ay shirkadaha AMTEL, HORMUUD, SOMTEL & GOLIS, oo wada…









