Dowladda Soomaaliya ayaa markii labaad si qarsoodi ah Ciidamo tababar ugu dirtay dalka Eritrea, iyadoo Ciidamo sanadkii hore loo qaaday dalkaas dib loogu soo celiyay Muqdisho. Warar lagu kalsoonaan karo…
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni oo khudbad ka jeediyay furitaanka Kalfadhiga 46-aad ee Baarlamanka Puntland ayaa ka hadlay aragtida maamulkiisa ee shirka dowlada federaalka iyo maamulka Somaliland uga furmay Jabuuti.…









