Ugu yaraan 20 askari oo Hindi ah ayaa ku dhimatay iska horimaad dhexmaray ciidamada dalkaasi iyo kuwa Shiinaha ee ku sugan xuduudda Himalaya ee ay labadaasi waddan isku hayaan, sida…
Hay’ada Human Rights Watch ma helin wax cadeyn ah oo muujinaya bartilmaamed militari oo ka dhan ah kooxda Al-Shabab. Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ama dowladda Soomaaliya midna lagama helin…
Ciidamo ka tirsan kuwa Millateriga Soomaaliya oo ay wehlinayeen kuwa Jabuuti ee ka tirsan AMISOM ayaa waxaa ay howlgallo Amni xaqiijin ah ka sameeyeen degaano Galbeed ka xiga Magaalada Beledweyne…
Booliska Sweden ee u xilsaarnaa baaritaanka dilkii loo geystay Raisul wasaarihii hore ee dalkaas Olaf Palme, ayaa shaaciyay maalmo ka hor magaca ninkii dilay raisul wasaaraha sanadkii 1986dii. Waxeyna arintan…
Tartanka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya Nairobi iyo Jabuuti ee kursiga Afrika ee Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay ayaa lasoo gabagabeyn doonaa Arbacada maanta ah ee 17-ka Juun, laakiin natiijada ka…
Golaha Wasiirada ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa sheegay in Boqortooyada Sacuudiga ay si buuxda u taageersan tahay dadka reer Falastiin si ay dib ugu helaan xuquuqdooda oo buuxda ayna u…
Iyada oo ay sii kordhayaan kiisaska coronavirus, Sacuudi Carabiya ayaa la rajaynayaa in ay joojiso ama dib u dhigto sanadkaan gudashada waajibaadka xajka markii ugu horeysay tan iyo 1932. In…
Wasiirka Gaadiidka iyo duulista hawada ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad {Oomaar} ayaa sheegay in mar kale dib loo dhigay furitaanka duulimaadyada Caalamiga ah ee ka baxa Soomaaliya iyo kuwa…