Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan).
Category
WARARKA MAANTA
Dowladda Germany oo Soomaaliya ka caawinaysa yaraynta halista Covid_19, daadadka, iyo duulaanka Ayaxa
written by HAJI
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Axmed Ciise Cawad, iyo Danjiraha Jarmalka, Annett Günther oo qadka taleefonka kuwada hadlay ayaa ballan-qaaday inay kasii wada-shaqeyn doonaan yareynta halista ka…
Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyin ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo u xil-saaran isku dubaridka Arrimaha gargaarka iyo la-socodka xaaladaha nolosha bulshada, si looga foojignaado loogana tabaabusheysto xaalado…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…









