Taliye kuxigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Jen. Maxamed Cali Bariise ayaa ka badbaaday qarax maanta barqadii ka dhacay degmada Hodan, gaar ahaan agagaarka Madaxtooyadii hore ee Cabdiqaasim. Sida wararku sheegayaan qaraxan…
Category
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka ahna ku simaha guddoomiyaha ayaa sheegay in bishaan mushaarkooda wax laga jari doono Xildhibaanada Golaha Shacabka ee aan soo xaadirin fadhiyada baarlamaanka. Cabdiwali Sheekh…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Kismaayo ku qaabilay Safiirka Dowlada Qatar ee Soomaaliya Xasan Xamza Asad. Safiirka iyo Wafdiga uu hogaaminayo…










