Taliska Qaybta 21aad ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa xaqiijiyay in saddex ka mida dagaal-yahanada Ururka Al Shabaab ay isu soo dhiibeen Ciidanka Xoogga Dalka. Taliyaha Qaybta 21aad ee Ciidanka Xoogga…
Category
WARARKA MAANTA
Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya Xamsa Saciid Xamsa ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya diyaarisay hab- dhismeedka xarunta, shaqaalaha ka howl-gali lahaa iyo khubaro tababarro joogta ah siiya shaqaalaha xarunta.…
Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta Mudane Axmed Abuu Al-Qeyd ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay dadaallada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismacil Cumar Geele uu ku martigaliyey shirkii dhexdhexaadinta Dowladda Federaalka…










