Barnaamijkan oo loogu macagdaray Doorka Haweenka ay kau leeyihiin ka qeyb galka iyo mataalada Doorashada soo socota 2020/2021 ,waxaa marti ku ahaa Maxamed Yacquub Sheekh (Malaaq Deerow) oo ah Afhayeenka…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Siyaasiyiinta Madasha Xisbiyada Qaran ayaa waxay maanta markale dhaliilo adag u jeediyeen Dowladda Federaalka Somaliya, ka dib markii ay sheegeen inay ku fashilmatay hannaanka geedi-socodka doorashada. Warsaxaafadeed ay soo saareen…
Wasaaradda Caafimaadka Somaliya ayaa caawa soo bandhigtay xaaladihii ugu dambeeyay xanuunsidaha COVID-19, ee dalka laga diiwaangeliyay, 48-kii saac ee la soo dhaafay. Wasaaradda Caafimaadka ayaa xaqiijisay in dalka laga diiwaangeliyay…
Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa kulankoodii manta waxa ay uga hadleen qoondada haweenka ay ku leeyihiin labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya, maadaama dalka uu guda galayo doorashada 2020/2021. Guddoonka Golaha Shacabka…










