Ciidamo ka tirsan Milateriga dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xirtay waddo ku dhow Xarunta Madaxtooyada, iyagoo ka cabanaya mushaar la’aan bilooyin ah. Sida wararku sheegayaan ciidankan ayaa xirtay Daljirka Dahsoon illaa…
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Deni oo tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan Puntland, eedeyna u jeediyey DF
written by HAJI
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xerada ciidanka Xorgoble ee Degmada Qardho tababar ugu soo xiray dufcaddii 2-aad ee dhammaysata tababarkooda, kuwaasoo ka tirsan ciidanka Daraawiishta Puntland. Ciidankan tababarku…








