Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku tilmaamay dalka Soomaaliya wadan aysan ka jirin dowlad,amni iyo ciidamo Boolis ah isagoo la hadlayay taageerayaashiisa.Trump oo bilaabay ololihiisa doorashada ayaa qudbad u ka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Duulista Rayidka oo ay hore usoo ansixiyeen Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa Guddoonka Labada Aqal…










