Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Category
WARARKA MAANTA
QM oo war kasoo saaray kulankii hoggaamiyeyaasha dalka ay ku yeesheen qadka Internet-ka
written by HAJI
Qoraal kasoo baxay xaafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay kulankaas, waxayna Qaramada Midoobay madaxweyne Farmaajo iyo hoggaamiyeyaasha dowlad goboleedyada ku amaantay qabsoomidda kulankaas. “Qaramada Midoobey ee Soomaaliya…
Dowladda Soomaaliya ayaa Maanta sirasmi ah u bilaawday dhaqangelinta sharciga duulista hRayidka Soomaaliya oo uu Maanta saxiixay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,kadib markii ay horay u ansixiyeen Xildhibaannada labada Aqal. Madaxweynaha…
Somaliland ayaa ogolaatay in aan la siyaasadeyn isku socodka dadka Shacabka ee Soomaaliya iyo Somaliland kuwaasoo aysan ku jirin Siyaasiyiinta labada dhinac. War kasoo baxay Madaxtooyadda Somaliland ayaa lagu faahfaahiyay…








