Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii ballaaran uu hoggaaminayey oo hiirtii hore ee saaka ka ambabaxay caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa si weyna ayaa loogu soo dhaweeyey Caasimadda dalka…
WARARKA MAANTA
Kulan dhinaca Mareegta Internet-ka ah ee (Video Conference), ayaa waxaa uu dhex-maray Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Amb, James Swan,Danjiraha Midowga Afrika & Urur Goboleedka IGAD,kaas oo looga hadlay Arrimaha…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay ka mid yihiin Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre, Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh, Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdi…
Magaalada Jibuuti ee wadanka Jabuuti waxaa ka furmay Shir u dhaxeeya Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda Soomaaliland,waxaana shirkaasi martigelisay Dowladda Jabuuti. Shirka ayaa waxaa goobjoog ka ah Madaxweyne farmaajo,…
Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa soo dhaweysay wada-hadallada Maanta dalka Jabuuti uga furmay Madaxda Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Soomaaliland,kuwaas oo haatan ku sugan dalkaasi Jabuuti. War kasoo baxay…









