Dowlada Imaaraatka carabta ayaa u dirtay Jubbaland diyaarad gargaar oo sidday 7 metrik ton oo agab caafimaad ah si ay usii xoojiso dadaallada dalka ee wax looga qabanayo fiditaanka COVID-19.…
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Farmaajo “ waa in cid kasta oo Soomaaliya maamuus gaara siisaa maalmaha xorriyadda”
written by HAJI
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay guud ahaan bulshada Soomaaliyeed in ay u istaagaan maamuuska maalmaha xoriyadda qaranka Soomaaliya oo berri billaabaneysa. Waxa uu ugu baaqay in shaqsi…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…








