Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa soo bandhigay qodobada waxaa bedelka lagu sameeyay ee kamid ah Xeerarka doorashooyinka ay dooodiisu wadaan Xildhibaannada Golaha Shacabka. 27 Qodob ayaa wax ka…
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Hirshabelle Waare oo la kulmay wafdi ka socda Dowlad Deegaanka Soomaalida
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xafiiskiisa magaalada Beledweyne ku qaabilay wafdi ka socday Maamulka Dowlad Deegaanka Itoobiya isagoo ka xog wareystay dhab u heshiisiinta iyo muhiimada ay…
Maamulka Koonfur Galbeed iyo Hay’addaha samafalka oo ka wada hadlay arrimo muhiim ah
Wasiirka wasaaradda gargaarka iyo maaraynta musiibooyinka Koofur galbeed Soomaaliya, Naasir Cabdi Caruush ayaa sheegay in ay degaannada KG ka wadaan xog uruurin ku aaddan heerka xaaladaha Bini’aaddamnimo iyo baahiyaha halkaasi…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku casuumay Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir in ay ka soo qaybgalaan Shirka Golaha Amniga Qaranka ee JFS, oo ka dhici…










