Muqdisho, Juun 27, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga mahadceliyey Guddoonka iyo Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya tixgelinta iyo fulinta codsiigii Madaxweyne ee ku…
Category
WARARKA MAANTA
MADAXWEYNE FARMAAJO OO UGU HAMBALYEEYAY DOWLADDA IYO SHACABKA JABUUTI 43-GUURADA KASOO WAREEGTAY XORNIMADA DALKAAS
written by HAJI
Muqdisho, Juun 27, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u diray dhiggiisa dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, dowladda iyo guud ahaan shacabka dalka aan walaalaha…
Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa boggaadiyay matalaadda Gobolka Banaadir ee Aqalka Sare oo maanta ay ansixiyeen Xildhibaannada Golaha Shacabka. Madaxweyne Waare waxaa uu cadeeyay in matalaadda iyo maqaamka ay…
Ciidaamda Booliska Somaliland ayaa maanta albaabada isugu laabay Xarunta Telefishinka Universal ee Magaalada Hargeysa, iyagoona la wareegay. Ciidamada Booliska ayaa duhurnimadii maanta xafiiska ka dareeriyay Shaqaalaha TV-ga. Ciidamada ayaa gudaha…










