Guddoomiyaha guddiga madaxbannaan ee doorashooyinka qaranka Xaliimo Ismaaciil Xaliimo Yareey , oo maanta hortagtay goblaha shacab ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya, iyadoo laga sugayey in ay cadeyso in dalka ay doorasho qof…
WARARKA MAANTA
Akhriso: War-murtiyeedka Ka Soo Baxabay Kulankii Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland
Waxaa warmuriyeed laga soo saaray shir labo maalin Gaalkacyo uga socday madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Puntland Siciid Cabdillaahi Deni iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor,. Kulanka ayaa waxaa intii uusan…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Gudoomiye Mursal oo sheegay inay farriin hanjabaad ah uga timid madaxweyne Maamul Goboleed
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Cabdiraxmaan ayaa maanta sheegay inuu usoo hanjabay mid kamid ah Madaxweynayaasha maamul gobaleedyada dalka. Mursal ayaa sheegay in madaxweynahan, oo uusan magacaabin, uu usoo diray…
Gudoomiyaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliima Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) oo maanta warbixintii laga sugayey guddiga ka hor jeedisay fadhiga golaha shacabka ayaa dalbatay mudo kordhin, maadaama sida…
Cumar Filish “Muqdisho waa meesha kaliya ee shanta Soomaali aysan ku dareemin in laga leeyahay” + Sawirro
Guddoomiyaha gobolka Banaadir, Cumar Filish oo boqolaal dibad-baxayaal ah kula hadlayey taalada caanka ah ee Daljirka Daahsoon ayaa u mahadceliyey xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya, isaga oo sheegay inuu soo dhwaweynayo xaqsiinta…










