Wasaaradda caafimaadka Itoobiya waxay shaacisay 119 xaalad oo cusub oo ah COVID-19 oo laga helay waddankaasi kadib markii baaritaan lagu sameeyay 3,895 bukaan oo xanuunka looga shakiyay 24 saac ee…
Category
WARARKA MAANTA
Maamulka Puntlandoo maanta qorsheynaysa inay go’aan cad ka qaadato sharciyadii uu meel mariyay barlamaanka Soomaaliya
written by HAJI
Guddoomiyaha barlamaanka Puntland ayaa ku wargaliyay xildhibaanada Puntland inay si buuxda usoo xaadiraan kalfadhiga maanta iyagoo lagu wargaliyay in go’aan lagasoo saaridoono sharciyadii uu meel mariyay barlamaanka Soomaaliya. Barlamaanka Puntland,…
Maamulka Koonfur Galbeed oo Wafdi u dirtay xiisada ka taagan Walanweyn & kulamo bilaawday
written by HAJI
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladaha Hoose iyo Dib u heshiisinta gobeleedka Koonfur Galbeed Maxamed Abukar Cabdi, Wasiirka Maaliyadda Wasiirka,Amniga’xildhibaano, taliyaha ciidamada qeybta 60-aad ee xogga dalka ayaa degmada Walanweyn waxaa…









