Danjiraha Soomaaliya ee Qaramada Midoobay Abukar Dahir Osman (Abukar Baalle) ayaa maanta loo doortay guddoomiye ku xigeenka golaha guud ee kal-fadhiga 75-aad ee Qaramada Midoobay. Ambassador Abuukar Baallee oo muddo…
Category
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Safirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Suudaan Danjire Maxamed Sheekh Isxaaq ayaa maanta booqasho sharafeed xafiiskiisa ugu tagay siihayaha Safaaradda Mareykanka ee dalkaasi Mr. Brain. Mas’uuliyiinta labada dhinac ayaa kulankoodi…
Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay Xilka diblomaasiyadeed ee QM u dooratay danjire Abukar Baalle
written by HAJI
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey shacabka iyo Goleyaasha DFS guusha taariikhiga ah ee dhanka diblumaasiyadda, kaddib markii dalkeenna loo doortay Guddoominta Golaha Guud ee…










