Warar ka imaanaya Itoobiya ayaa sheegaya in maanta banaan-baxyo rabshada wata ay ka bilowdeen dalkaasi, kuwaas oo ka dhashay toogasho xalay loo geystay fanaan Haacaaluu Hundeessaa oo caanka ahaa wadankaasi.…
Category
WARARKA MAANTA
Hoos ka dhageyso qeybta afaraad(4aad) ee Barnaamijka Bidhaamiye oo ah Barnaamij taxano ah waxana looga hadlaaya waxbarashada .ka dhageyso Idaacada Warsan maalin walbo oo Talaado ah,Barnaamijka waxaa daadihinaya Wariyasha kala…








