Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey Xeerkii ugu danbeeyay ee dhammeystirka Doorashada oo ahaa Asteynta Kuraasta. Kulankii 12-aad ee kalfadhiga 7aad ee Golaha ayaa waxaa maanta guddoomiyey…
Category
WARARKA MAANTA
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Maxamed Guuleed oo uu wehliyo Wasiirka ganacsiga Eng. C/llaahi Cali Xasan ayaa maanta xariga ka jaray dhismaha xarunta wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha oo dayactir ballaaran lagu…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Waxaa xalay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta Madaxtooyadda Soomaaliya lagu qabtay Munaasabad lagu xusayay 60-guurada ka soo wareegtay Xornimada Gobolada Koonfureed iyo Midnimada dalka ee 1-da Luulyo. Munaasabadda ayaa waxaa…










