Madaxweynaha dowlad gobleedka Galmudug Axmed Cabdi kaarriye Qoorqoor oo xalay magaalada Cabdudwaaq kaga qeyb galay xaflad lagu maamuusayey 1-da Luulyo, ayaa shacabka Soomaaliyeed gaar ahan kuwa Galmudug ugu hanbalyeyey 60-dab…
WARARKA MAANTA
Madxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo weynaynaya Todobaadka Xorriyadda, midnimada iyo geesiyaashii naftooda u huray halgankii gobonnimo doonka dalkeenna ayaa ubax dhigay Taallada Dhagaxtuur oo ka mid ah xusuusaha…
Guddiga Madaxbanaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta shahaadooyinka KMG ah ee diiwaangalinta siiyay 8 xisbi oo ku biiriya xisbiyadii Guddiga Doorashooyinka Qqaranka uu horey u diiwaan-galiyay. GMDQ oo raacaya tilmamaha…
Muqdisho, Luuliyo 01, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xarigga ka jaray Madxafka Qaranka ayaa ku bogaadiyey dhallinyaradii isu xilqaamay dib u dhiska Madxafka, ganacsatada Soomaaliyeed…
MADAXWEYNE FARMAAJO OO SHACABKA U JEEDIYEY KHUDBADDII MAALINTA XORNIMADA IYO MIDNIMADA EE 1-DA LUULIYO
Muqdisho, 01-da Luuliyo, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kaga qayb-galay Tiyaatarka Qaranka Munaasabadda Xuska 1-da Luuliyo ayaa shacabka ku adkeeyey in ay ka shaqeeyaan midnimada,…









