Iyadoo uu sii balaaranayo muranka diblomaasiyasadeed ee Ethiopia iyo Masar ee salka ku haya biyo xireenka lagu dhisay 4.8 billion oo dollar, ayaa burcad u dhalatay Masar waxay weerar Internet-ka…
Category
WARARKA MAANTA
Magaalada Muqdisho waxaa kulan ku yeeshay Guddoomiyaha Barlamaanka Dawlad Gobaleedka Hir-shabelle Cusmaan Barre Maxamed iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Galkudug Maxamed Nuur Gacal,waxaana kulanka mid ay Is xog wareysteen xaaladda labada Dawalad…
Madaxweyne Axmed Madoobe oo ka hadlay Matalaada Gobalka Banaadir kana digay muddo kororsi
written by HAJI
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo ka qaybgalay Munaasabada lagu xusayay Sanad guurada 60-aad ee kasoo wareegtay markii ay Xornimada qaateen Gobolada Koonfureed iyo midowgii Waqooyiga iyo Koonfurta ayaa sheegay…
Madaxweyne Laftagareen oo Hambalyo Ku Aaddan 1-da Luuliyo u Diray Shacabka koonfur galbeed iyo Soomaaliyeed
written by HAJI
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdi casiis xasan laftagareen ayaa dhammaan shacabka koonfur Galbeed iyo kan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska sannad-guurada 60-aad ee ka soo wareegtay markii ay…










