Doorashada hoose ee magaalada Tokyo ayaa lagu wadaa in maanta oo Axad ah ay bilaabato, iyadoona guddoomiyaha magaaladaasi ay rajo ka qabto in dib loo doorto. Haweenaydan madaxda ka ah…
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qasriga Madaxtooyada ee Gaalkacyo xalay ku qaabilay Isimada Gobolka Mudug iyo Guddiga dhismaha Dekadda Garacad oo Madaxweynaha warbixin ka siiyey dhismaha Dekadda Garacad.…
Ciidamada amniga oo rasaas ku kala eryay mudaharaadyaal kasoo horjeeda dib u dhaca doorashada
written by HAJI
Magaalada Muqdisho waxaa saaka laga dareemayaa xiisado kacsanaan ah, kadib markii ciidamada dowladda ay rasaas ku fureen dibadbaxayaal iskugusoo baxay fagaaraha daljirka Dahsoon iyagoo kasooo horjeeda dib u dhaca doorashada.…
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulankoodii shalay akhrinta koowaad ku marsiiyey ku noqoshada miisaaniyadda dowladda ee sanadkan 2020-ka. Waxaana golaha ka hor akhriyay Wasiirka Maaliyadda ee Soomaaliya Cabdiraxmaan…










