Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta taariikhduna ku beegan tahay 4/7/2020 waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanayaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka ayaa ah:…
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xassan Mohamed Lafta-gareen ayaa Xilkaqadis ku sameyey Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo wacyigelinta Bulshada Ugaas Xasan Cabdi Maxamed. Wasiirka ayaa ka mid ahaa…










