Ra’iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa waxa uu sheegay in ay tahay wax aan la aqbali Karin, in marka lasoo gaaro waqtiyada kala guurka ah Baarlamanka dalka…
Category
WARARKA MAANTA
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maamulka Taiwan ayaa u magacowday Lou Chen-hwa oo ahaa wakiilkeedii u qaabilsanaa dalka Sacuudiga ay maanta u Magacowday Safiirka Taiwan ee Somaliland. Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Taiwan…
Gudoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka, Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) ayaa waxay ka hortimid ereyga loogu yeero dhinacyada siyaasadda dalka, ee ah Saamileyda Siyaasadda. Waxay sheegtay inaanu jirin wax…










