Weerar loo adeegsaday Hoobiyaal ayaa lagu qaaday Saldhig Ciidamada Kenya ee qaybta ka ah howlgalka Ururka Midowga Afrika ee AMISOM ay ku leeyihiin Deegaanka Cabdalla Biroole Duleedka Magaalada Kismaayo Gobolka…
Category
WARARKA MAANTA
Xildhibaanada BF oo xaflad mahad celin ah loogu sameeyey Tiyaatarka Qaranka (Sawirro)
written by HAJI
Guddomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka Somalia Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman iyo Guddomiye Ku-xigeenkiisa Mudane Cabduweli Sheekh Ibraahim Muuday ayaa xalay ka qayb galay xaflad loogu mahad celinaayey Mudanayaasha Golaha Shacabka…
Barnaamijkii 7 aad ee xaaladaha barakacaaysha waxaan todobaadkan uga hadalney Adeegyadii Hay’ada SOS ay u qaban jirtey Barakacayasha Baydhabo oo adeegyadii Caafimaad qaarkood Istaagey waa sidee Noloshooda, maxaa iska bedeley?…









