Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalamayaasha Al-Shabaab ku qaadeen deegaanka Awdiinle ee gobolka Bay. Maamulka degaanka Awdiinle ayaa guulo ka sheegtay weerarkaas ay Al-Shabaab…
Category
WARARKA MAANTA
Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Dowladaha Hoose iyo Dib u heshiisiinta ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Shaqadiisa Dib ugu fasaxay Guddoomiyaha Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose Maxamed Siidow Cabdiraxmaan.…
Wada-hadallo dhinaca qadka taleefoonka ah ayay wada yeesheen Madaxda Dowlad Goboleedyada, Puntland, Galmudug, Hir-Shabeelle, Jubbaland iyo Koonfur Galbeed, iyaga oo isku raacay inay dhawaan yeeshaan kulan wadatashi gaar ah. Xogaha…
Dowlad Goboleedyada oo shaaciyey u jeedka kulanka Gaarka ah oo ay Ku Yeelanayaan Dhuusomareeb
written by HAJI
War murtiyeed ayaa laga soo saaray shir dhinaca khadka taleefanka ku dhex maray Madaxda Maamul goboleedyada kala ah Puntland, Galmudug, Hirshabeelle, Jubbaland iyo Koofur Galbeed. Madaxweynayaasha maamul goboleedyada ayaa waxay…









