Diyaaradaha nooca aan duuliyaha laheyn ee Dronis-ka ayaa habeenkii xalay aheyd waxaa ay duqeymo diyaaradeed ka fuliyeen deegaan ka tirsan Gobolka Gedo, sida ay sheegayaan wararaka aan halkaas ka heleyno.…
WARARKA MAANTA
Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha hoose mudane Ibraahin Aadan Cali Najax oo ay wehliyeen injineero qiimeeya burburka soo gaaray buundada degmada Qoryooley oo Al-shabaab ay burburiyeen ayaa kormeeray buundada, isagoo sheegay in…
Soomaaliya oo xaqiijisay mid ka mid ah halbeegyada caalamiga ah ee loogu tala galay Maareynta Musiibooyinka
Dowladda Soomaaliya ayaa horumar ballaaran ka sameysay xaqiijinta himilooyinka ku dhIgan hannaan howleedka loo yaqaan SENDAI (Sendai Framework for Disaster Risk Reduction). Si loo yareeyo khataraha musiibooyinka dalka ka dhaca,…
Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Magacaabay Guddoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka ee Koonfur Galbeed. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa waxaa xilka Guddoomiyaha Shaqaalaha Rayidka KGS loogu Magacaabay…
War saxaafadeed ka soo baxay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa lagu soo dhaweeyey shirka maamul goboleedyada dalka Soomaaliya ku yeelanayaan 9-ka bishan magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug. Madasha Xisbiyada…
Hoos ka dhageyso qeybta Shanaad(5aad) ee Barnaamijka Bidhaamiye oo ah Barnaamij taxano ah waxana looga hadlaaya waxbarashada .ka dhageyso Idaacada Warsan maalin walbo oo Talaado ah,Barnaamijka waxaa daadihinaya Wariyasha kala…










