Halkaan hoose ka dhageyso warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya, warka caawa Idaacada Warsan ay hawada idiin soo marineysa waaxaa kamid ah Sargaal Mareekan ah oo laguqabtay magaalada Baraawe…
Category
WARARKA MAANTA
dhageyso:-Wasiirada Binti Ibraahim CALI “Nolol Gunnimo Waxaa Noo Dhaanta Geeri
written by Warsan Radio
Wasiirad ku xigeenka wsaarada Haweenka qoyska iyo arimaha xuquuqul insaanka ahna Mudane ka tirsan Baarlamaanka Maamulka Koonfur galbeed Somaliya Marwo Binti Ibraahim Cali ayaa caawa ka hadashay siyaasada fashilantay ee…
Dhageyso:-Booqashadii Gudoomiyaha Gobalka Bakool iyo Masuulin Kale oo Booqaday Magalada Waajid,
written by Warsan Radio
WAAJID–WSR– Booqashadii Gudoomiyaha Gobalka Bakool iyo Masuulin Kale oo ka tirsan maamulka dowlad gobaleedka koonfur galbeed soomaaliya oo Booqaday Magalada Waajid gudoomiya ayaa si wilageeda looarki ula hadlay reer bakool.…
Dhageyso:-Xilabaan ka Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta oo ucadeeyey wabaahinta KGS, Sbaabta ay u keenan mooshinka ka dhanka ah
written by Warsan Radio
Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa bilowga kulanka Baarlamaanka waxa uu sheegay in mooshinka Baarlamaanka ay soo gudbiyeen ee ahaa dhowrista Xasaanadda baarlamaanka ay…
