Wefdi Ballaaran oo oo Hogaaminayo Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib u dhiska Soomaaliya Eng.Salax Sheekh Cisamaan Muuse ayaa Ayaa Soo Gaarey Magaalaa Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay. Wefdiga oo qiib…
Category
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Guddoomiye Jawaari”Ra’iisul Wasaare Sharmaake ayaan kala hadlay in Xildhibaanada aan Xasaanada laga qaadin” Guddoom
written by Warsan Radio
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan oo maanta Shir Guddoominayay Kulanka Baarlamaanka ayaa Xarunta ay ku Shiraan Baarlamaanka ka sheegay in Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ay kala…
Dhageyso:-Malaaq Cali Bare Gudoomiyaha Gobalka Bakool … iidamada Booliska DFS Cabdi Maxamed Dile
written by Warsan Radio
Gudoomiyaha Gobolka Bakool iyo wefdi uu hogaaminayey ayaa gaaray Degmada Waajid waxaana gudoomiyaha safarka ku wehliyey xildhibaano ka socday Koonfurgalbeed iyo odayaal dhaqameedyo ayado halkaasna ay kusoo dhoweeyeen dadweyne farabadan.…
Dhageyso:-Gudomiye kuxigeenka arrimaha bulashada Hiiraan sheelk hussen oo waraysiiyey warbahinta KGS,
written by Warsan Radio
Baladweyne–WNN–-Gudomiye kuxigeenka arrimaha bulashada Hiiraan sheelk hussen oo waraysiiyey warbahinta Koonfur Galbeed Ssomaaliya gudoomiyahay ayaa wuxuu sharaxyey sida ay u ladhagmaan qoxootiga ku nool degaanada gobalka hiiraan, HOOS KA DHAGEYSO…
