Waxaa goordhaw magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug si rasmi ah uga furmay shir wadatashi ah ay yeelanayaan Madaxda maamul goboleedyada dalka ee hoostaga dowlada Federaalka Soomaaliya. Shirkan ayaana furitaankiisa…
Category
WARARKA MAANTA
Xildhibaannada Baarlamaanka Federalka Oo Akhrinta 1-aad Marsiiyay Labo Hindise Sharciyeed
written by HAJI
Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Ibraahim “Muudey” oo shir guddoomiyay kulanka guud ee golaha Shacabka ayaa waxa ay ugu horeyn Akhrinta 1-aad…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Gelinkii dambe ayaa wejiga hore ee shirka lagu soo geba-gabeeyay Magaalada Dhuusmareeb, kaasoo ahaa khudbadihii ay shirka ka jeediyeen Madaxweyne-yaasha Maamulada. Shirka ayaa waxaa ka qaybgalay Madaxweyne-yaasha Puntland, Galmudug, Hirshabelle,…








